Tusmada Bidhaamiye:

Xisbiga Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed waxa uu dalkan u qabtay, Raadkoodii baa muuqda wali. Waxaan is leeyahay waa ayaan darro in Ra-iisil wasaare Hamza Abdi uu maanta dhaliil u soo jeediyo 34 sano ka dib:

Mudanaha wasiirka-Koowaad waxaan u soo jeedinayaa maantaad joogtaane wax la idin ku xasuusto sameeya, oo ka daaya cadaadiska kuwa liita:
WQ Bidhaamiye: