Tusmada Bidhaamiye:Musuqmaasuqa: waa Cudur Dila Rajada Ummadda=================================••••••musuq-Maasuqa maanta jira waa cudur curyaaminaya rajada ummadda. Waa aafo ku dul nool dhiigga dalka. Musuq maasuqu Waa waxa dib u dhigay qaranka, ee carqaladeeyay horumarka, ee kala fogeeyay dadka, xoojinaya qabyaalladda:Ninka koox jecleysiga ku shaqeeya ee xilalka u kala qeybiyay saaxiibbadiis iyo qof jeclaysi waa ebtaladii ugu tabarta darrneyd ee ka dhacda nidaamkeena dowladnimo—waana mid aan laga soo kaban doonin ilaa lagu beddelo hufnaan iyo sharciyad dhab ah.WQ: Bidhaamiye:
