KOBAC XISBIGA KOBAC

Ku Biir Xisbiga – JOIN US

Sinaanta, cadaaladda, wadajirka midnimada iyo dawlad wanaaga ayaa ah mudnaantayda koowaad ee geedi socodka siyaasadeed ee Xisbiga KOBAC. Haddii kuwani ay yihiin muhiimadahaaga siyaasadeed maantaba nagu soo biir oo ka dhig waxa aan suurtagal ahayn, suurtagal.

⬇️

Buuxi foomkan si aad uga mid noqoto xubnaha KOBAC. Waxaan kuu soo diri doonaa email marka aan helno diiwaankaaga.